Wasiirka wasarada beeraha dowlad goboleedka koonfur galbeed C/qaadir C/raxmaan Cabdi oo la hadlay warbaahinta muqdisho ayaa u sheegay in Dowladda Federalk Soomaaliya ay Gobolada Koofur Galbeed ku hayso Faragalin Qaawan oo ah dhinaca Siyaasada.
“Dowladda waxaa ay Aqoonsatay Maamul aan aheyn kan Shacabku rabaan taasna waxaa ay Muujineysaa in Dowladda Soomaaliya ay Faragalin ku hayoso Arrimaha Maamulka Goboladda Koofur Galbeed”ayuu yiri C/qaadir.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Mamulka 6da gobol
Daafeet.Com