Gudoomiyaha golaha guurtida ee koonfur galbeed Malaaq Shure ayaa maanta isaga oo la hadlayo warbaahin waxaa uu si aan jixin jix laheyn ula hadley madaxweynaha is magacaabey Shariif Sakiin iyo kooxda doolarka danta moodey hadaladii Malaaq Shure waakan ee nala daawada.
Daafeet.Com
Gobanimo waa uu dhalasho malaq Shuriye Allah ha no dhaafo asaga iyo dhamaan GOLAHA GUURTADENA Amin.
Gobanimo, waxaa nagu balan ah inaan fulino dar daarankaaga Aw Malaaq.
Asc, oodowyaw DAROOD & HAWIYE Xaq baa u leeyahiin Darood waxuu xaq u yeeshay Kismaayo Jubadda Hoose iyo Jubadda Dhaxe Hawiye waxa xaq u yeeshay Bay Bakool iyo Shabeelada Hoose war xagee naga soo gasheen awalba waxaad aheedeen (KOOYTO) Etiopian ah war orda dhulkiina ku noqoda awoowyaadiina u noqoda iyo OOROMADIINA-KKK
faarax Mahdi laxay dhulka ma in imika la kala qaybsanayo ayaad u haysataa
oroma waxba ha ka sheegin waa diga qaxootiga ku ehe wax kasta oo aad tahay dhamaantiin wadanka waxaa iska leh ethiopiya iyo Kenya marka laga reebe ila 100km oo wadamada kale qashinka iskaga qubaan laxay sidaa wax u fahahn
Comments are closed.