Dhegeyso:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Oo U Hambalyeeyey Jaaliyahada Ingiriiska Iyo Minneapolis

4
92

madoobeMadaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa waxaa uu  hambalyo u direy geesinimada iyo dalka jaceylka ka muuqata jaaliyahada koonfur galbeed ee dalka ingriiska iyo Minneapolis oo xaley si cad u qaadacay kulan la rabey in lagu taageero madaxweynaha is magacaabey Shariiif Sakiin hadaladii madaxweynahana waxaa ka mid ahaa.

 

madobe nunow 1

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

madobe nunow mobil 2

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. guul balse madaxweyne adi boorka iska jaf dhaqdhaqaaq suubi lagama yaabo dadka rawa iney gataan dhulkeena iney xishoodaan balse waxa lagama maarmaan eh in marwalba toosh lagu iftiimiyo dadka waxmagaratada ah in loo bidhaamiyo ineysan gorgartan aan ka galeynin dhulkooda oo larawo in qof duulaan kuyimid in loo saxiixo

  2. Madobe Numow Wuxu sameynrabeyba wuxuu horey uga socon la’yahay Gudomiya Gobolka Bay kan degmada taliya Cidamada Boliska oo kuligoda uu adega Cado dad aan DM dantoda shaqo ku lahayn .Dowlada Muqdishona Cadis jogto aha ayeey ku haysa mamulka Xaqaa aha ee 6 Gobol oo South West Somlia. Dhib Dheef ayaa ka dambeyso Cado qate waqtigisa wuu dhamanaya Abaar bahase Ceba Doron. intee idinku dhic rabtey Intey goory Goor tahay yaa nimankani ku yirahdo dadkina dhinac ka so raca ee Gola Guurtada warkoda maqla Muqdisho shaqo kuma lihidine.

  3. Abaayo Xareedu waa runtaa nasiib darada DM heysata ayey waxey tahay laba arin mida koowaad ciidankii Koonfur Galbeed oo xamar laga xukumo Boobland, Pudland iyo Soomalilanda ciidankooda dadkooda deegaankooda iyo siyaasadooda ayey difaacayaan.61 xildhibaan iyo wasiiradooda ma difaacayaan rabitaanka shacabkooda oo dowlada damaca waalan ee shan jeer wax saxiixdo hadana warkale second soo saarto. Dowlad shacab ayey dowlad ku tahay wadahadalka KG6 iyo Boobland halaga shaqeeyo deegaanka DM ma kala go’ qofkii la doorto ha maamulo. Daily dreamka iyo indha cadeyska been beenta ah yaan waqti la iskaga dhumin.

Comments are closed.