Dhegayso..Wafdi caadaqaatayaal Sakiin u diray Bakool iayagoo faramaran baydhabo ku soo laabtay

7
64

bakool mapWafdi caadaqaatayaal ah oo kasoo jeeda gobolka Bakool ayaa waxay safar ku tageen qaybo ka mid ah gobolka Bakool si ay dadka iyo Maamulkaba gobolka ay uga dhaadhiciyaan fikirka lagu kala goynayo ummadda KoonfurGalbeed ee uu Xildhibaan Shariif Sakiin ka wado garoonka Baydhabo.

Wafdigan Caadaqaatayaasha ahaa oo kulamo la yeeshay xubno ka tirsan wax garadka reer Bakool ayaa ugu danbayn waxay ku soo laabteen magaalada Baydhabo iyagoo faramaran kadib kolkii reer Bakool Maamul iyo Dhaqanka oo isku duuban ay u sheegeen caadaqaatayaasha in ayan qayb ka noqonayn kala goynta ummadda reer KoonfurGalbeed

Ku dhegayso Moobilkaaga

7 COMMENTS

  1. Midnimo ayaa guul lagu gaara cadoqatayaal yeey na kala gadan, waadad cadowga deganadena iyo ddadkena uu shaqeeya Allah ha naga qabto Amin Kuwi CITY of DEATH noo bihiyeey oo Baqradena bensinka ku shubey Celashena Dumiyeey Gelena wexey dudiyana iyo wahay dilaan ka yeley ayeey manta marka kale nagu so xogaminowhayaan. Hasbunullahi Waa NICMAL WAKIIL.

  2. DM waa inay midoobaan, Odoyaasha iyo Siyaasiyiinta waa in Xeelad kale la imaadaan. haddii lixda soconaynin, waa in deegaanada DM maamul loo sameeyo magaca KG loo bixiyo. 3 ii 6ba layska daayo sida M/G/dhexe ii Putland oo hal Magaal loo kala jaray. waxa soomaaliya ka socda waa khiyaano Gobolo wax la dhaho ma socdaan ee dhul qabiil aa maamul loo wada sameynooyaa. Marka sirta hala fahmo siyaasadana wax halaga bedelo.

  3. Asc,waxaan idin sheegeena war namyaaw wa inaad u hoogaansataan amarka Dowladda F.Soomaaliyeed iyo Maxweynaha 3 K/G/Soomaaliyaa arrintaa laguu mideenaayo 3 G0b0l wa mid loo dhan yahay Madaxweyne Shariif Xasan waxaan leenahay Hawiye dhan diyaar waxay u tahay difacaada wax baqtiin ah yey ku qaban nimankaani hore ficilkiina u arkeen cashar wey naga heestaan//kkkkkkk

  4. Hakaba Banaanshe Islaantaan fatxiya ah qaxooti sey ugu aheyd wadamada yurub oo na ah dadka aduunka ugu liito oo wadankee soomaaliya la degey meeshey ku noolaayeen gubey ee muqdisho caqli maa la idiinka sugayaa markaas baadw ax ka sheegeysaa umud nabad jec

    ISlaantaan fatxiya ah qaxootinimo ku waalatey wadamada reer galbeedka ku daashey ee meeshey ku noolaayan ee muqdisho gubey e wadankee la heerkaan gaarsiiyey oo caruurtooda qixiyey oo aan maanta meel aanba heysan kuwooda madaxdooda isku sheegaayo hawiye iyo daaroodba waxaad tahay ma ogi hor dadnimo isu yeela kuwa madaxdiina idiin ah mar waxaad u carereysaan kenya iyo ithopia aawey damiirkiina ee is daba qabta caqli ma heysiinee koleyba.umadaan 6 GOBOL WAA UMAD ISLA DHALATEY ISKU AF AH.ISKY DEGAAN AH ISKU DHAQN AH WAX HOR ISTAAGI KARO MA JIRO IDIINKA WELIGIINA DABA TAAGNAADA EE UMADAAN WAA UMAD TASHATEY EE XANUUN U KU DILIN KOLEYBA WAAD JIRAN TAHAY FATHIYA ILAAHEY HAKU DAAWEEYO.

  5. hawiye muxu difaacaaaa digil iyo mirifle waxaan idin sheegaa iimaanka allaha naga qaado markaasaa meel saari karnaaa cid kastoo isku dayda iney dhulkeena damac kasoo gala hawiye iyo nacaleeyihiisa nin iimaan leh wax kama tari karo

  6. fatxiya adigu dumar baad tahay a aamus raga ha sheekeystaane..isku xishoo shariifkana waxba naga ma qaadi karo..dwlduna wa fderaale la soco..

Comments are closed.