Dhegayso..Yariisoow”Dagaalkaan nalagu haayo Dowlada iyo Shabeele State ayaa wado”

5
72

Gudoomiyaha markoGudoomiyaha degmada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose Maxamed Cismaan Yariisoow oo u waramay wariyeheena Baydhabo Maxamed Cabdicasiis ayaa ka dhawaajiyay in ay dib u soo laabteen dagaaladii beelaha duulaanka ee Hawiye ay ku hayeen shacabka dega gobolka isla markaana ay haatanba socdaan dagaalo aan waxba la isula harin.

Halkaan ka dhegayso Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

5 COMMENTS

  1. Allah Karim Allahayow kuwa Shacbka ku so duley oo daliminta ah dulmiga sharciyeeystey naga cadowna ku aha jiritanka matada oona aha gardaro garab og Allahayow adigigana ka magan galney ayaga iyo kuwa la jiro amin.

  2. aad ayaan uga xumahay dadka shacabka ah ee lagu dagaalayo lagu laynaayo deegaanka ilaahay dajey waxaan u sheegayaa dadka ka soo jeeda shabeelaha hoose in aanay taageerin dulmigaa lagu weeraray beelaha aan dariska nahay waayo waayo ina soo maray ayaa iminka haysta dadkaa hadii markii nala soo galay ay inala garab gali lahaayeeen dhamaan teen dulmiga waa inaga wada kici lahaa hada se anaa dulmi ku jirna iyagana kaan ku jirno oo kale ayaa lala rabaa markaa inamadiina ayaan loo adeegsan gobol ayaa la xoraynayaa soomaali degaanka waa kala lee dahay iyo dooga soo baxa markaa inanka 20 jirka ah ee manta ku dhinta dad dulmi wada ayaan ciidan u ahay ama taageeraya ha xasuusto aabihii dhulkoodii sandal ay u lahaayeen talyaaniga ka hor sida dadkale u haystaan dhulkooda iyo wixii ku dhacay 1991 ilaa manta oo muqdisho ooo 30km u jirta aan looga ogolayn in ay hal kursi ku yeeshaan golaha deegaanka iyo mid aan ictiraafsanayn muqdisho loo cumaamadayo markaa horaa la idiin dagaye awawyaal abtiyaal ha khaldamiya shacabka dega shabeeha hoosow is jira bilaayaa soo soco ta hadaad fahantaan sirtu waa dhulkiina in shirkado laga gado badhna deegaano laga dhigto idinka kana la idin adoonsado fahan ujeedada imisa ayuu ku dhashay ninka raba in dhulkiina uu idinka kireeyo biyaha wabiga idinka iibiyo ee itoobiya ka yimaada ma laba naf ayuuu lee yahay ka kaca hurdada oo xaqa u hiiliya

  3. yariisow waa xaq udir diidan dulmiga iyo dhibaatada shacabka lagu hayo u hiilya u sheega dhalin yarta la khaldaayo ee gobolbaan xoaynaynaa shabeele state la lee yahay in dantu ku jirto gumaysiga yariisow arkaayo in la fahmo

  4. BEENLOOW Yariisoow kan laleeyahay waa dhuumaalaysi iyo afkudirir duurjka kujira. Mar waxuu leeyahay marka cadey aan geeskajoogaa kkkk marna tuulo hebel…runtii waa fulay banaaka jooga dagaal shalay iyo daraad sh hoose kadhacayna lama maqal

    been iyo baqti uu iska sheegaa……..technikaa nalagu soo weeraray oo waanala gumaadaa iyo meydkood ay kacarareen meel mawada gasho

    Balse ninkii dhuuntaaba maruun baa gacanta lagugusoo dhigi doonaa beenlow yariisoow anshax laawe

  5. aad baan uga Xun nahay dhibka ku soo laalaabtey gobolka e ay wadaan qalooyinka hawiye waa in la iska dhiciyaa..inshalah waa laga guuleysan doonaa..dulmigana waa dhamaan oonaa..wbtfq

Comments are closed.