Dhegayso..Maamulka Koonfur Galbeed oo Canbaareeyay Falkii Lagu Duubay Shariif Sakiin

0
43

calankaaynoMaamulka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiye Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta canbaareeyay falkii maanta lagu duubay Shariif Sakiin oo cadawga Qawmiyada Digil iyo Mirifle maanta u duubeen inuu kaga Dulaalo Sedex ka mid ah Lixda gobol ee ay Qawmiyadu leedahay.

Waa kan mid ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka KoonfurGalbeed oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Kuusoow

Ku dhegayso Moobilkaaga