Waxaan maanta qadka telfoonka ku ttiigsaney madaxweynaha maamul goboleedka 6da gobol mudane madoobe nuunow maxamed anagoo ka wareysaney arimo badan oo ay ugu horeyso caleemasaarkii shaley ka dhacay magalada baydhabo hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
damaciina ka hormariya danta guud ee umada, qilaafna waxaa lagu xaliyaa wada hadal iyo tanaazul la sameeyo,
madoowe nuunow lug gooyi niinki nagitooy
umudun D&M mey ing baahiyin siyaasad usku meel lahanku jeesidow sidiii dhibkun liinku saari fadi. korsiga shileediis iin fiiridoy.
SAKIIN LUGOOYI WEDEDI MAAMUUL DHISIN YA MARNI WALAALSHE WAL INKI WEELI MARNI USU WAL ISKI WEELI SAKIIN TII USU KI DHIMIDI LAHAAYU HAWIYE IYO DAROOD YA SHAQEEYI SAKIIN CAADA QAATE WAAYE
Comments are closed.