Dhegeyso:- Dad Kasoo Barakacey Degmada Qoryooleey iyo Degmada Baraawe

3
8811

barakacBarakac weyn ayaa beryahan waxaa uu ka bilowdey degmooyinka Baraawe iyo Qoryooley ee gobolka shabeelaha hoose barakacan ay dadkaas oo intooda badan soo gaarey magalada muqdisho ayaa waxaa ay ka warameen dhibtii ay kala kulmeen degmooyinkii ay kasoo hayaameen.

Kol dhow ayey aheyd kolkii ay qaar ka tirsan odey dhaqameedyada kasoo jeeda degmooyinka Qoryooleey iyo Baraawe ay qaxooti badan ka rareen magalada muqdisho dib u dejina u sameeyey.

hadaladii barakacayasha waxaa ka mid ahaa.

 

Barakacayaal

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Barakacayaal mobil

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Riwaayadaan waxaa sameynayaa Warsame Ibrahim Ibrow oo u sameystey NGO isaga iyo Buube Cabdulle Buuwe oo labaduba hada so dhameysteen mashruucii lagu soo dhisey Koonfur Galbeed 3da Gobol.

    Waa arrin aad iyo aad loola socdo waxaanse uga digeynaa ineysan ku hungoobin damacooda xaaeaanka ah, dadka ay ka soo aruuriyeen Xamar iyo agagaarkeeda ma ahan Reer Baraawe, xittaa Digil ma ahan.

  2. ilaahow shacabkeena dhibka ka dul qaad..kuwa dhibka ku hayana ilaahow naarta ku fogee…siyasiyinta k/galbeedna waxey isu badeleen kuwa aan ka naxin shácabkooda oo u rufiyaana cadowga ,waana Ayaan daro heysata gobolada k/galbeed ee soomakliya..

  3. Allahayow Somali saan uu dhaan wadankasi ayaa dowlad ka jirto miyadii dhixi rabtiin ? Shacabki saan ayaa dhib logu haaya, ayagina ISLAMA SHAQEYN KARNO AYEEY ISKU HAYAAN OO MAR KASTA UU BARLAMAKASI FASDHISTO INTI OO KU OO DOLLARA AYA LGU BIXIYA WANA TAX PAYER MONEY MA AHA LACAG AYA AYAGA SHAQEYSTEEN,
    AYGA SHAQADOODA WAA DUMIS, QABILEYSI IYO OMISON TANGIGISA IN LAGU ILLALIYO, SHCABKI YAA UU MAQAN AAN ALLEH AHAY? SUBHANALLAH .

Comments are closed.