Kulan ay shaley yeesheen golaha guurtada ee koonfur galbeed ee lexda gobol ayaa waxaa kasoo baxay hadal aad u weyn oo ay kaga hadlayaan dhib wixii ugu badnaa ee lasoo gaarsiiyey shacabka koonfur galbeed ee somaliya odayaasha ayaa waxaa ay dowlahada caalamka ku eedeeyeen in aysan waxba ka aqoon demoqratiyada balse ay mar walba taageeraan dadka qoryaha heysta ee dadka sida micno darada u dila.
Hadalkaas ayaa gudiga waxaa ay u wakiisheen Malaaq Kuusow Maxamed Maxamuud hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
Roonaba Rabbi aya og Alleh ayaa idinla jiro idinla jirayo insha Allah nimankan waxa ay la jiran ninki dantoda fulinayo Tugada is biirsatey wadanki ayey for SALE ku dhejiyeen tasina waa intey Somali ka so kaceyso.
Midda kale dowladaha safka HORE ayaa Somaliya loga ibsadey kuwa ayaga tagerana Dowladahasi ayeey garbtaganyihiin ku dana yihiin.
Malaaq ilaah ha ku dhowro.
Comments are closed.