Bare hiiraale ayaa isaga oo la hadaalaya warbaahinta si adag kaga hadley hadal kol dhaweyd kasoo yeerey madaxweynaha dowlada federalka somaliya oo uu ku dalacsiinayey hogaamiye kooxda raaskambooni.
Bare ayaa sheegey in madaxweynaha uu ku tuntey dastuurka uuna ku dhaqmayo wax aan waafaqsaneyn dastuurka, Hadaladii Bare Hiiraale waakan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
xassan xoolo soomaaliya dagaal sokeeye ayuu dalka dib u galiyay,waa munaafaq qarsooon
Comments are closed.