Wargeyska Politico oo ah wargeys kasoo baxa dalka mareyka ayaa maalintii shaley waxaa ku qornaa rey in beesha habar gidir ay mag dhow weydiisatey dowlada mareykanka.
Jaraaidkan ayaa waxaa kaloo uu sheegey in magdhowdaas ay la xiriirto 1993, Ayadoo beesha ay sheegtey in dad badan oo kasoo jeeda beelaha habargidir ay dowlada mareykanka ku dishey magalada muqdisho.
Qoraalkii ku qornaa wargeyka politico oo dhan waakan ee aqrista
Daafeet.Com
umaddi 23 sano eey dhameyen iyo ku wi aay kufsadee iyo welib kuwa aay heestan xoolahoodi sideeba layeelay maxuma in la laxisabtame.
MAREYKANKA MA WAXAY MODEN ABGAAL IYO BIYAMAAL OO KALE WALAAHI ADUUNYA LAGA WEEYNAY .
Comments are closed.