Madaxweynaha maamu goboleedka khaatumo state Dr Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan magalada muqdisho ayaa ka hadley heshiiskii somaliya iyo somalilnad waxaana uu sheegey in khatumo state ay xaq u leedahay in ay ka qeyb qaadato hishiiskaa maadaama deegaanka lagu heshiinayo ay wax ka degaan hadalkii Dr Cali Khaliifna waaka ee nala daawada.
Daafeet.Com