Dhegayso ..Maamulka Lixda gobol oo sheegay in looga baxay heshiiskii awood qaybsiga

10
108

maddobeMaamulka Lixda gobol ee uu hogaamiyo madaxweyne Madoobe Nuunoow ayaa waxay maanta ka dhawaajiyeen in guud ahaan uu Shariif Sakiin uu uga baxay heshiiskii awood qaybsiga ahaa e ay horay ula galeen.

Sidoo kale ayaa Cabdulqaadir Ajuuke oo u hadlay maamulka ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in Sakiin uu keenay dalka dad aan xitaa tuulo ku lahayn kana dhigay Wasiiro.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

10 COMMENTS

  1. Indha cade ayuu rabaa inuu ka dhigo madax weyne ku xigeenka koowaad si hadii uu maqan yahay indha cade madaxweyne 3 gobol u noqdo la arki doone waxaan la dhoodhoobaayo. 61 xildhibaan ee qolofka muuska loodhigey RRA iyo Shaati ayey ku heleen ooy kala mid noqdeen Hawiye iyo Daarood maantana iyagaa iska soo foocinaaya baarlamaanka qaranka sababtoo ah hada qabiil ayey ku soo galeen laakiin 2016 maamul gboleed ayaa lagu soo galayaa iyagaa deegaankoodii in lagato fiirinaa oo jaad cunis iyo sheeko ku jira $3,300.00 iyo laaluushka mooshinka waxweyn ay latahay orodka iyo waxa loo maleegaayo looma jeedo. DDM AMISOM MANDATE AYEY KU JOOGTAA QARASH AYAA KU. SOCDO DAL NINKIISAA ISKA 23 SOOMAALI WEY ISKU TASHATAYE GAMEKA MADHAMAANINE MAA IDIIN QORSHEYSAN? NIN NIN AASAAGIISA KA ORDAAYO LONG TERM STRATEGIC PLAN AYAAD UBAAHAN TIHIIN.

  2. madaxweynaha koonfur galbeed ee somalia mudane shariif xassan sheekh adan meel dheer ayuu wax ka fiirineyaa foodada ka daaa

  3. shariif sakiin daarood 3gobol ay laheen uu siiyey hawiye wuxuu yiri nus idinkaa leh uuna siiyey markuu qudbeeynaayey ayuu yiri shanta soomaali ayaa ku qancknayaa hawiye iyo daarood teeni wey nala leeyihiin toodana iyagaa leh.dowkileey dowaraad ernaa.digil iyo mirifloow goormaan duligaan .iyo doqonimada aan ka baxnaa.oo dayuusiintaan duulaanka nagu ah isku duubni iskaga difaacnaa.

  4. Ilaa qiyaaamo waa kujiree ileeen dhulka waa lakula degaa kaalay oo katarabiil sooo qaad oo dadka xaaq sikale kuuma furneee shariif sakiin runta ayuu ogyahay iyo sida loo degan yahay

  5. Aamusnaanta dheeraatay ee odayaasha iyo u aabayeelid la’aanta Shariifka shaki baan ka qaaday. Odayaasha hadday run sheegayaan oo looga baxay heshiiskii ay kula heshiiyeen Shariifka maxay go’aan uga qaadan waayeen faktii horeba.

    Masuuliyiinta dowladda lixda gobol iyo odayaashooda waa inay si degdeg ah isugu yimaadaan shir ay uga arinsanayaan iyo go’aankii ay ka qaadan lahaayeen Shariifka iyo fowdadiisa. Haddaanay sidaas yeelin iyaga laftigoodaa far ku godan tahay!

  6. Qofka la baxay ‘Abgaal boy’ waxaan warkaaga ka leeyahay sidatan. Haddaan kugu raaco qaaciddada aad u isticmaalayso inaad wax ku yeelato dhulka KG taasoo ah inaad wax ka degtaan dhulkaas, waa in isla qaaciddadaas aynu u isticmaalnaa dadka DM ee deggan dhulka Hawiye. Tusaale, haddii maanta si dhab ah loo xisaabiyo dadka dega magaalada Muqdisho – dadka ugu badan waxay noqonayaan DM; marka su’aashu waxay tahay haddii deganaan la degan yahay dhul ay qiil kuu siineyso inaad dhulkaas xukunto maxaa dadyowga DM ee degan Muqdisho xitaa hal Guddoomiye Degmo looga siin waayey?

  7. asc dhana wa ni salamey anega xadi an ka xadlo fikirkega shariif waxan leyaxay wasiirada a siisey ayan karabna mudug iyo kasmanyo wa inaan kaxelna xadi tasi cey dhiweyso waxan u arkeyn meshe ganasi inu kajiro anaga waxan islenaxay shariif intas wu karonyaxay xadi intaa an kaweyno shariir ya lallshaqen ayn leyaxay anego darenkego wa inta asc

  8. Sakiin wax waa okyahay laakin waa daalim oo udaran dantiisa qofkasto oo jecel cadaalad ha is weydiyo hawiye oo 5 wasiir siiyey sh/hoose xagey kadegaan ileen dhulkoodi waa hawar gidir gobolada dhexe mursade ceelbuur iyo daayniile abgaal xamar madiino balcad qeyb yar oo katirsan jowhar sakiinow aaway dadkii g/sh/hose lahaa marka biimaal iyo 12ka koofi dhooweyda beeraha hawiye kuwaalanooyo ee gobolka waxaa dego kana soo jeeda gare jiido tuni 5caleemood geledi begedi jareer iyo kuwa kale gobolka oodhan xataa tuulo oo kasoo jeeda hawiye yaa iisheegi kara war dadka deegaanka waa inaad midowdaan oo iskaqawataan daalimkaan sakiin inta goori goortahay mar hadii uu kuwareejiyo gobolkiina indha cade si fiican ayuu biyaha webiga idinka gedidoonee

  9. Abgaal boy tuug tuug dhalay baa tahay xaraan ayaad ku dhalateen xaaraana wad ku nooshihiin lkn waxas dhamaden jahil ku dhalay was inte kadegta hal goof kama degtid beeraha dadoow ayaad balaash iyo xoog ku cunta lkn wad ka shalaay doon jareerka ku dhalay maxan dhaha sidow u madoow yahay fiiri adoonka

Comments are closed.