WARARKA Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Jahwareerka Reysulwasaraha Ka Heysta Dhisida Wasiirada Cusub By admin - January 10, 2015 0 90 FacebookTwitter Reysulwasaraha cusub ayaa jahwareer weyn waxaa uu ka heystaa dhisida golaha wasiiradiisa isagoo ay carqalad ku hayaan sida uu Amiin Camir sawirkan ku xusey Xisbiga quyar socodka ee uu madaxweynaha ka tirsan yahay ee Damaljadiid. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)