Kulankii maanta aaa maxaweynaha dowlada federalka somaliya isaga oo furey waxaa uu ka jeediyey qudbad uu kaga hadlayey wixii xaalada guud ee somaliya iyo guusha ay ka gaartey dhinaca nabada kaasoo u sahashey xiligan in ay ku shiraan Igad gudaha dalka somaliya qudbadii madaxweynaha oo dhan waatan ee dhegeysta
Qudbadii Madaxweynaha Jan 10 2014
Halkan hoose kaga dhegeysta mobilkiina
Qudbadii Madaxweynaha Jan 10 2014 Mobil