Dhegayso..Maamulka gobolka Gedo oo deegaamada Digil iyo Mirifle u diiday inay hay’adaha samafalku u gurmadaan

3
82

jubaMaamulka gobolka Gedo ayaa diidmo kala horyimid hay’adaha gargaarka kadib kolkii hayadaha samafalku ay dooneen inay caawimaad siiyaan dadka degan daanta bari gobolka oo asal ahaan kasoo jeeda Digil iyo Mirifle.

Waa kan mid ka mid ah Salaadiinta deegaankaUnknown Album

3 COMMENTS

  1. DEGANKASI WAXA ISKA LEH GASARGUDE GOB REEWIN ALLEH KA SOKOW. NIMANAKA HADAA WAXAN SAMEYNAYANA WAA LA SO DEJIYEEY . DAD LA SO DEJIYEEY OO HADANA AWOOD IS DOOR BIDEY KU WAANO QADO DM HADA SHABELADA HOOSE KUWI SULDANA DIGIL SO DEJIYEEN AYAA DEGANKA AYA KULA LEYIIHIIN LO SHARCIYEEYE WASIRO LAGAGA DHIGEY , MAhad ka shegeysiin kuwo kale BEFORE IS TO LATE WAY UP
    DIGIL MIRIFLE.

    SHEKADU WAA WAASHA GOWRAC DIBIGU HA KU QURSADE, Waa Ishisa laga ARKA USHISA LAGU DHUFTA.

  2. HADAAD BAARUG KU WAALATEEN
    AWOWYAASHIINII JAAHLIINTA AHAAIYO AABAYAASHIINII LA ADOONSAN JIRAY EE DM DHIGAY HALKAAS ADEER MEELKASTA MIYAAD KA BAROORATAAN MIYAY DAAN OGAYN IN DHULKA LA IDINKA QAAADAY AAD IDINKU SABAB U TIHIIN
    WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA NIN KASTA OO QAAN GAADDHAY IN UU QORI IIBSATO ISKA QABTA GUMAYSIGA MIDABKA MADOW EE IDIN SOO GALAY IYAGOO ISKAGA KIIN DHIGAYA ALSHABAAB IYO MUSLIMIIN AYAY DHULKA SOO DAGEEN IYO XILIGII KACAANKII IYO 77KII

Comments are closed.