
Degmadaan ayaa muddo 10 bilood ah go’doon ka ahayd dhammaan degmooyinka Gobolka Gedo,iyadoo caruurta dhimatey ay da,dooda ka hooseyso ilaa 7 sanno jir ah,halka dadka waaweyna da,doodu ay u dhaxeyso 20 ilaa 18 sanno jir,dhamaan dadkaasi ayaa waxay ka soo kala jeedaan Qoysas reer miyi ah.
Xaaji Ladane Ismaaciil oo ah Gudoomiyaha Gudiga Caafimaadka degmada Buurdhuubo oo la hadlayey Radiyaha Wadajir ayaa sheegay dhimashada caruurtani iyo dadka kale in ay sabab u tahay adeegii caafimaadka deegaanka oo meesha ka baxay mudo ka badan ilaa Tobon bilood Colaadaha,Barakaca iyo wadooyinka oo xiran dartood
Halkan ka dhegaysoCaruur