Maxamuud Sayid Adan oo ka mid ah siyaasiyiin kasoo jeeda Gedo ayaa si weyn u dhaliiley dowlada federalka iyo qabka ay dadka isaga hor keeneyso ama ha noqoto dhinaca maamul u dhisada gobolada dalka amaba dhinaca awood qeybsiga.
Maxamuud ayaa waxaa kasoo uu aad u dhaliiley sida hada loo soo dhisey xukuumada Cumar Cabdirashiid waxaana uu sheegey in aysan waafaqsaney qaabka maamul wadaagista.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilka