Reysulwasaaraha ayaa waxaa uu dadaal badan ugu jirey sidii xukuumadiisa ay u ogolaan lahaayeen barlamaanka taasoo noqon weydey suuro gal< Amiin camir oo inta badan u dhuun duleela siyaada guud ee dalka somaliya ayaa waxaa uu si fiican ula beegsadey sawirkan