Xildhibaanada ayaa markii ugu horeysey waxaa ay cashir lama ilaawaan u direen madaxweynaha xukuumada federalka somaliya iyo xisbigiisa damajadiid oo damcay iney sidey doonaan ka yeelaan xukuumada.
Xildhibaanada ayaa sheegey ineysan marnaba ogolaan doonin in guruub yaroo dad ah ay afduubaan qaranimada dalka somaliya.
Hadaladii xildhibaanada waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada