Daawo:-Prof Jawari oo Qandaraas ku Qaatey Inuu Af Maayga Ka Saaro Dastuurka Dowlada Federalka Somaliyeed

0
51

jawariProf Maxamed Cusmaan Jawaari oo ah gudoomiyaha baarlamaanka ayaa ka dib kolkuu qandaraas kasoo qaatey kooxaha dagaalka kula jirasidii loo hurumarin lahaa afka maayga  a ayaa maanta waxaa uu dastuurka dowlada federalka ka saarey Af Maay isagoo sheegey in af maayga uusan ahey af somali balse uu yahay lahjad sida Afka Jiidada Iyo Afka Baraawaaniga.

Hadalkan ayaa jawaari waxaa uu ka sheegey xaflad lagu qabtey Plazza hotel ee magakada muqdisho oo loogu dabaal dagayey waxa lagu sheego qorista agfka somaliga ( Maxaatiriga )Taasi oo noqoneysa mid uu meel ka dhac ku ah dastuurka ay umada soomaliyeed dhigatey ee qabyo qoraalka ah qodobkiisuna yahay Qodobka 5aad. Afafka Rasmiga ah
Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa Af-soomaaliga (Maay iyo Maxaatiri), af Carabigana waa luqadda labaad. 

Halkan ka daawada wuxuu ku hadley dejiyaha dastuurka qaranka somaliyeed Prof Jawaari ( sharciga deji isla markaana ku tumo )