Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo Shalay ka hadlayay Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka Soomaaliya uusan xiligaan aheyn KMG islamarkaana Dadka Soomaaliyeed ay wax iskaga qaldan yihiin.
Maxamed Sheikh Cismaan ayaa Xusay in Wax KMG ah ay tahay Ansixintii Ergooyinka ay Ansixiyeen Dastuurka laakiin uusan Dastuurka Dalka u yaala aheyn KMG.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada