Sawirka Maanta uu Amiin Caamir Ka Sameeyey Dhibta Ka Aloosan Reyskuwasaaraha iyo Barlamaanka

0
97

Amin_AmirAmiin camir oo mar walba ka hadla xaalada guud ee siyaasada dalka somaliya ay maanta ku sugan tahay ayaa maanta waxaa uu sawirkiisa ku cabirayaa halka uu taagan yahay dhibaatada ka aloosan raysulwasaaraha iyo xubnaha barlamaanka oo baryahan dambe afduub ku heysta horumarka dalka somaliya ayagoo mar walba danta guud ka door bida dantooda gaar ahaaneed.

amin