DEG DEG: Baarlamaanka oo meel mariyay Xukuumadda CCC Sharmaarke

0
81

codaynWararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho caasimada dalka ayaa waxay ku waramayaan in Baarlamaanka Fedraalka uu si buuxda u meel mariyay Xukuumada uu dhawaan soo dhisay Ra’isalwasaare Cumar Cabdirasiid Cali Sharmarke.

Codeynta oo ahayd mid gacan-taag ah ayaa 191 xildhibaan oo ka mid ahaa 213-xildhibaan oo kulanka joogay waxay codka siiyeen xukuumadda, iyadoo ay 22 xildhibaana ay diideen, sida ay guddoonka baarlamaanku ku dhawaaqeen markii codeyntu dhammaatay.