Dhegayso Warka Wadajirradio Atlanta

0
68

wadajiro

 

 

 

 

—Madaxweyne Xasan Shiikh oo baajiyay safar uu ku tagi lahaa Galgaduud
—Ra’isulwasaare CCC oo warsaxaafadeed kasoo saaray hakinta Xawaalada Soomaalida
—Qaar ka mid ah Salaadiinta gobolka Shabeelaha hoose oo ka horyimid maamulka Shariif Xasan ee baydhaba(Suldaan Cabdi Cali Abuukar )
—Dagaal khasaaro geestay ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan
—-Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtada Koonfurgalbeed oo shirjaraaid ku qabtay Baydhabo Eedeeyayna Shariif Xasan.
—Maamulka Shariif Xasan ee Baydhabo oo bilaabay inuu caburiyo Saxaafada Xorta ah ee ka howlgasha Baydhabo
—Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo ku dhawaaqey xilliga uu furmayo Shirka Garbahaarey

Ku dhegayso Moobilkaaga