Dhegeyso:- Madaxweynaha Maamul Goboleedka 6da oo Aan wax Ka Weydiiney Waxa uu Ka Damacsan yahay Siyasada Koonfur Galbeed

0
59

Madoobe-NuunowQaar ka tirsan warbaahinta ka howl gala magalada muqdisho ayaa beryahan dambe waxaa ay caado ka dhigteen in ay ka been abuuraan masuuliyiinta maamulka 6da gobol ayagoo kolka ay doonayaaniney wax ka sheegaan  cinwaan uga dhiga XOG AYNU HELNEY kol dhow ayay aheyd kolkii ay sheegeen in ay wada hadalo ku dhamaadey guul daro in ay wada yeesheen mudane Madoobe Nuunow iyo Shariif Xasan;

Arintaas oo aan ka wareysaney Mudane Madoobe waxaa uu sheegey in aysan jirin wax wada hadal ah oo dhex marey asaga iyo Shariif xasan wareysigiisana waakan ee nala dhegeysta.

madoobe nuunow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

madoobe nuunow mobil