WARARKA Fiirso sawir uu Amiin ku Muujinaayo Howlaha Ka Socda Gobolka Banaadir By admin - March 25, 2015 4 72 FacebookTwitter Sawirkan ayaa Amii Camir waxaa uu ku muujinayaa howlaha ay wadaan maamulka gobolka banaadir iyo dhibta ay ku qabaan kuwa guryaha islaameed qabsadey sanado ka hor diidana iney isaga baxaan. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
Dhaqankaan geela laka qaado ku dhisan magaalo lagum joogi karo,adiga hadda timid guri boob ninkii lahay ku dil,beer boob ninkii lahay ku dil,gabar boob waalidkeedana laay,kuwaan maxaa waaye waxba kama tegaayaaan waxaa ka fiicnaay mahamed siyaad oo beeraha iyo guryaha dadka qalinka looga qaadanaayey,kuwaan gadaashiisa yimid xabad ayaa laga qaadaa .!!!!!!!!!!!!!!!!
Amiin aamir adiga wax walba waad ka hadashey maxaad ku diidey in aad ka hadasho dhibaaatada shacbiga beeraleyda gobolka shabeelaha hoose??????
artska sida uu usheegay waxwaa ujiraan ee maxaa loo weysan yahay sida amiin arts cml dad runta soo hadal qaado
cadaaladu waa lama guraan ee ilaahayow xaqa tus soomaaliyada
Dhaqankaan geela laka qaado ku dhisan magaalo lagum joogi karo,adiga hadda timid guri boob ninkii lahay ku dil,beer boob ninkii lahay ku dil,gabar boob waalidkeedana laay,kuwaan maxaa waaye waxba kama tegaayaaan waxaa ka fiicnaay mahamed siyaad oo beeraha iyo guryaha dadka qalinka looga qaadanaayey,kuwaan gadaashiisa yimid xabad ayaa laga qaadaa .!!!!!!!!!!!!!!!!
Amiin aamir adiga wax walba waad ka hadashey maxaad ku diidey in aad ka hadasho dhibaaatada shacbiga beeraleyda gobolka shabeelaha hoose??????
artska sida uu usheegay waxwaa ujiraan
ee maxaa loo weysan yahay sida amiin arts cml dad runta soo hadal qaado
Comments are closed.