Degeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow ooSheegey In Madaxweynaha ku Qasban Yahay Inuu Dhegeyso Rabitaanka Shacabka Gobolada Dhexe

0
59

jiisoowGudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha iyo federalka barlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow  oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in madaxweynaha dowlada federlka ku qasban yahay in uu dhegeysto shacabka gobolada dhexe iyo waxa ay rabaan hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

XILDHIBAAN JIISOW

Halkan hoose kaga dhegeysta mobilkiina

XILDHIBAAN JIISOW MOBIL