Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
77

wadajiro

 

 

 

 

—Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka oo sheegay garsoorka dalka uu ka shaqayn la’yahay qabyaalad.

—Weeraro xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari
—Ahlu Sunada gobalada dhexe oo diidan maamul u samaynta gobalada dhexe.
—Beesha Mariixaan oo kukala qaysan dhismaha maamulka gobolada dhexe
—Dad ka soo baxsaday dagaalada Yaman oo soo gaaray Soomaaliya.
—Kulan marlabaad lagu dhexdhexaadinaayo beelaha BiyoMaal iyo Habargidir oo ka socda Afgooye.
—Gudoomiyaha degmada Qasax dheere Aadan Cabdi oo sheegay inay bilaabi doonaan howlgalo ay ku furayaan wadooyinka xiran.
—Ciidamada Maamulka Juba oo maanta Gadood sameeyey isla markaana bililiqo kula dhaqaaqay suuqa kismaayo.
—Afhayeenka Beesha BiyoMaal Sheekh Xasan oo sheegay inay qaadaceen Shirkii soo xulitaanka xubnaha Baarlamaanka Juba.
—Ergadii Beesha SADE ee Gobolada Jubbooyinka oo si buuxda uga baxdey Howshii Xulista Baarlamaanka Jubba.

Unknown Album