Dhegeyso:- Gudoomiyihii Hore ee Giobolka banaadir oo Ka hadley Qaabka loo marey Sameynta Maamul Goboleedyada

0
57

tarsanGudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Axmed Nuur Taarsan oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadley qaabka loo marey maamul u sameynta gobolada dalka wuxuuna sheegey in dhamaan maamulada la sameeyey aan loo marin sida uu qabo dastuurka.

Wuxuu kaloo afka ku dhuftey in aysan jirin wax maamul ah oo ay dowlada sameysan balse ay yihiin kuwo ayaga iska sameysmey qaabkey doonaanba haku sameymaane.

Taarsan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Taarsan Mobil