Dhegeyso Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow oo Sheegey In Maamulka Jubba uusan Aheyn Mid Jira

0
48

jiisoowGudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha iyo federalka baarlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow oo isla bar bardhigey maamulada la damacsan yahay in loo sameeyo iyo midka ka dhisan juba ayaa sheegey iney aysan marnba isku mid noqon karin labadaas maamul.

Waxaa uu inytaasi ku darey in maamulka la damacsan yahay in laga dhiso gobolada dhexe uu dhinacyo badan kaga fiican yahay kan juba marka laga eego inta badan deegaanadaasi waxaa uu sheegey iney xor yihiin oo aysan jirin cid heysa, Balse wuxuu sheegey in juba ay xor ka tahay oo keliya magalada kismaanyo.

Daahir Amiin Jiisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Daahir Amiin Jiisow mobil