Ku:
African Union (AU)
AMISOM
IGAD
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Jubboyinka ii getho
Taariik: 07 April 2015
Ujeeddo: Talo ku aadan habsami u soo xulista Baarlamaangka Jubbaland
Wahaa soo kordhaaya is qabqabsiga ku saleeysan kuraas badsashatha Deegaannada 3 gobol oo kala ah Jubbatha hoose, Jubbatha Dhehe iyo Getho. Is qabsiga wuxuu keeney in ergooyin ka baxaan shirka sitha ergatha Sade/mareehaan, Biimaal.
Sitha uu Dastuurka Fetheraalka ku meelgaarka ah qabo, Gobollatha iyo degmooying sharciga ah wahaa waaye:
1- Jubbatha hoose: Kismayo, Jamaama, Afmathow iyo Badhaadhe (4×4=16 kursi)
2- Jubbatha Dhehe: Bu’ale, Jilib iyo Saakoow (3×4=12 kursi)
3- Getho: Garbaharrey, Buulo haawao, Elwaaq, Doolow, Luuq, Buurdhuubo, Baardheera (7×4=28)
Waxa muranka dhaliyey waa labatha arrimood oo kala ah:
- Tuulooyin la magacaawey oo lagu kursi badsanaayo oo sharci ahayn sida:
Salagle, El Adde, Geed weyne. Seddaxdaan waa tuulooyin xaqna uma laha in la siiyo 4 kursi sidtha degmo buuxda.
- Sed buursi iyo awood sheegasho
Ogaatheen iyo Mareehaan waxeey wathaan sed buursi.
Ogaatheen wuxuu ka sed buursathey ilaa hadda inta la ogyahay beesha Dabarre oo degta degmatha Buaale, Beesha Biimaal oo degta degmatha Jilib, Beesha Jreer weyne oo degta degmatha Jilib. Haddi la doonaayo heshiis waa in si addalad ah loo qeybiyaa kuraasta ee aan awood military shacabka lagu maquunin.
Mareehaan wuxuu hoog ku haystaa inta bathan degmooyngka gobolka Getho sitha Doolow, Elwaaq, Luuq, Buudhuubo iyo Baardheera wuxuuna rabaa in kuraasta bathakooda uu qaato asagoo looga tiro bathanyahay. Tussale ahaan degmatha Baardheera waheey ka koobantahay 123 tuulo mareehan wuhuu ka degaa seddah tuulo iyo inta uu ku leeyahay magaaalatha dhehtheetha.
Waa in si addalad ah loo qeeybsathaa kuraasta seddahtha gobol oo la fiirin yaa hoog bathan ama yaa hubeysan ee waa in lagu saleeyaan sitha deegaannatha loogu kala bathanyahay. Kala badnaanta waa ineey ku saleysanaataa tirade shacabka ee aan ku saleysnaanin tirada hubka la kala haysto iyo ciitha abaabulanaanta.
Waa inaan la tixgelinin haysashada deegaannada qaar oo wili xoog lagu haysto ee dadka deegaanka asaliga ah waa in la ixtiraamaa. Haddii sidaasi la sameywaayoo caalad ma jireyso wax hagagayana ma jiraayo haddii cadalad la waayo.
Idhegeyta dadweynow Digilmirifle:waa iga su’aal ma hesheen jabaabta warqadaan?waxaan ogahay ayaan idin sheegayaa,wagti badan haku lumin dacwad,maxaa yeelay u dacwoow UN,Au,Amisom,Igad,Guddi.ka dacwoow isla iyaga=waxba malihidiin.idinka waxba ma aragtaan miyaa,maxaa loogu diidey in ay amisom tagto Galguduud,Mudug,waqooyi bari iyo waqooyi galbeed.adoonsi ayeey diideen,fiiri daafaha caalamka waxa ka dhacaa,hadii aydan ogoleyn Adoonsi xubka qaado taariikh madow oo lagu qorey bey haystaan ku aad u dacwootey,hadii wax lagaa maqli lahaa,banaanbixii Baydhabo iyo kii Afgooye ayaa warkaaga la yeeli lahaa,waxaa la dhihi lahaa rabitaanka shacabka hala raaco,lama dhihin ee waxaa la yiri hala raaco kooxda xubka haysata ee wax adoonsata,anagana kuwaan colonialism nooga dhigi karaan.war wax iska dhiciya hantidaan waa la qaadan doonaaye.
“Galguduud,Mudug,waqooyi bari iyo waqooyi galbeed.adoonsi ayeey diideen” ASC. waa run D&M af ayey haayaan sababtoo ah mid kasta oo jabhad ah magacey doonto ha lahaato iyaguu qabsadaa isma difaaci karaan hada Al-shabaab qolyaha kor ku xusan wey iska difaaceen D&M dadkoodii iyo dalkoodii waaye waxa la heysto ciidan malahan difaaca adaw walba noocuu doono ha ahaado Suufiyaasha Habargedir ayaa AMISOM walaa al Shabaab u jilba dhigtey dad noqda Internet wax lagu qor qorey waxba tari meyso qof adiga dalkaaga rabo inuu kuu daneeyo ha sugin. Lan habarta fadaaw Ariiteya ka siyee makoo weelow. Adiiba ka dhaxala fade Areer hata wal lan ka saboow may ka fade.
Comments are closed.