Waxaa beryahan dambe dowlada talyaaniga ay xooga saareysey sidii ay usoo badbaadin laheyn tahriibayaal la sheegey in ay ka badan yihiin 700 oo ruux oo dooni kula qalibantey xeebaha u dhexeysa Talyaaniga iyo Liibiya, Habeenkii xaley ayaa waxaa ay soo badbadiyeen ilaa iyo 24 ruux wexeyna sheegeen in ay weli ku daba jiraan sidii ay usoo badbaadin lahaan qaar kale.
Daawo telefishinka Aljazeera oo kasoo duubey filinkan