Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federaalka ayaa ugu baaqey dowlada Mareykanka , Ururka Midowga Yurub iyo Ururka Midowga Africa iney ka labtaan qoraalkii ay ku taageerayeen baarlamaanka cusub ee maamulka Axmed Madoobe.
Xildhibaanadan ayaa kulankooda kaga hadley cadaalad daro in lagu soo xuley baarlamaanka maamulka Axmed Madobe waxaana lagama maar maan ah in dib loogu laabto dhismihiisa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Xildhiabanad barlamaanka Mobil
Xildhibaano:waxaa su’aal iga ah yaa soo xulay barlamaanka kismaayo?xasan sheik oo leh waan soo dhoweynaya,idinka ma joogtaan miyaa madaxtooyada?hadii aad tihiin xildhibaan dal iyo dad leh maad dadkiina ku tiraahdaan diida kana dagaalama ”nolosha maalin bey geerida dhaantaa”inta aad la hadleysaan UN,USA,AU,IGAD?ma u maleyneysaan in ay idin siinayaan ciidan idinka dhiyo dhukiina,ciidamada raas kanbooni ee hogaamiyo ahmed midoowe gacan saarka la leh alshabaab,hisbul islaam iyo alqaacida?
Comments are closed.