Waxaa todobada bishan May wareegto kasoo baxday Maamulka Seddaxda Gobol ee uu Hogaamiyaha ka yahay u Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenka dhanka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose.
Cali Nuur Maxamed oo ah nin aan u dhalan deegaan kala soo jeeda Jufada Ceyr ayaa loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana arinkaa kasoo horjeestay Cumar Yare oo horey u sheegan jiray Gudoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka shabeelaha hoose oo isna kasoo jeeda isla Jufada Ceyr.
Rag iyo rabi bey leedahay ,sheekadaan uma socon doonto hawiye,dadkeygow yeesha atkeysi,samir,allah tala saarta,maalin xuriyadda waad dhadhamin doontaan,idinkoo ku damaashaadi doono guusha aad ka gaartaan dagaalkaan gardarada ku dhisan caalamka wuu arkayaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
xoolo ay lee yihiin cayr ayaad aheydeen
markaa ninkii idin lahaa ayaa soo noqday ee iska kiciya
aniga ii doorta waan ku jano tagayaa hadaad ii magacowdaan jagadaas gobolkana waa ka soo jeedaa gaar ahaan meel afgooye u jirta 20km
Comments are closed.