Gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland Mudane Siciid Xasan Shire ayaa sheegay in ammaanka Puntland uusan khatar ku jirin oo la isku halayn karo, marka loo eegana xaaladda Soomaaliya ay Puntland tahay meesha ugu ammaanka wanaagsan.
Gudoomiyaha ayaa sheegay inaysan waqtigaan Puntland u baahnayn ciidan ka socda howlgalka AMISOM, ayna ku filan yihiin ammaankooda, wuxuuse meesha ka saarin inay sixi doonaan wixii khaldan.
gudomiyaha barlamanka puntland
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudomiyaha barlamanka puntland mobil