Kol dhaw ayay aheyd kolkiiIyadoo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliland Cali Maxamed Warancadde uu sheegay in Ciidamada isku dhafka ah ee Dowladda Soomaaliya ay sameyneeyso ay Caqabad ku yihiin Amaanka Soomaaliland ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Xukumadda Soomaaliya.
Madaxweynaha dowlada federalka somaliya iyo Guddoomiyaha Gudiga Isku dhafka Ciidamada ahna Wasiir Dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa ayaa warkaasi ku tilmaamay mid aan laga fiirsan.
Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa
xukumada oo u jawaabtey somaliland
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
xukumada oo u jawaabtey somaliland mobil
Warkaasi ma’ahn hadl laga fiirsady lkn waxn dhihe lahaa D. F. Soomaliland dibha’ugu laabato
Comments are closed.