Dhamaan shacabka koonfur galbeed ee ku nool qaarada north america waxaa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Koonfur Galbeed meel kastoo ay Joogaan, Bahda Sportiga iyo Dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii Reer Shaambow waxayna uga tacsiyadaynayaan Geerida naxdinta leh ee ku Timi Kabtan Cali Cumar Saciid (Shaambow) oo shaley ku geeriyooday Magaalada Baydhaba.
Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajicuun waxay leeyihiin ilaahay danbigiisa ha dhaafo ilaahay su’aalaha qabriga ha u fududeeyo, dhamaana umadda Koonfur Galbeed ilaahay Samir iyo iimaan haka siiyo iyo dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna ilahay samir iyo iimaan haka siiyo marxuumka aaamiin aaamiin aamiin.
Inaa LiLaahi wa inaa ileyhi raajacuun, ILaahow in nahariis Cali Shaambow, qabrisheni waasac in ku weel. Aamii, Aamiin yaa Rabi .
Comments are closed.