Wasiirka howlahWasiirka ayaa waxaaa guud iyo dib u dhiska Ing Saalah Sheekh Cusmaan ayaa waxaa uu hambalyo ku beegan Sanadguuradii 72 waad ee KASOO wareegatey markii la aas aasey ururkii Gobonimo Doonka ee S.Y.L u direy dhammaan Umada Soomaaliyeed
Wasiirka ayaa waxaa uu fariin u direy dhamaan shacabka somaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada waxaa uu ku booriey iney isku tiirsataan oo ay isjeclaataan sida S.Y.L oo kale oo aanan marna isku baheysan qabiil oo ay isku baheysteen wadaniyad .
Ugu dambeuntii wasiirka waxaa uu sheegey in ay maanta ay tahay maalin Xasuus Mudan 15 May 1943 Waana maalin Nabadeed,Xuriyadeed, Horumar iyo Dawladnimo lana doonaya in shacbka somaliyeed ay ku deysadeen dhalinyadii SYL
Waa in loo fekeraa sidii loogu bixi lahaa isbaheysi qabiil iyo dhul boob sharci daro ku dhisan.
waxaa is weydiin mudan digil iyo mirifle iyo deegaan wadaagooda mala dhihi karaa gobanima doonkii S,Y,L guul baay ku gaareen? syl soomaaliweyn ayay ahayt gun nimada maanta goor maay kabaxayaan> SYL iyo RRA yaa xornimo dhaliyey? kajawaaba
Comments are closed.