Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Awdheegle oo Eedeyn Usoo Jeediyey Ciidamada Amisom Isla Markana Codsadey In Dib Loo Geeyo Awdheegle

0
72

buundada AwdheegleGuddoomiyaha Degaanka Aw-dheegle Maxamed Aweys Abuukar oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in ay u baahan yihiin Ciidamo AMISOM ah in la geeyo Mubarag iyo Aw-dheegle si aysan markale Al-shabaab ula Wareegin.

Maxamed Aweys Abuukar ayaa Xusay in Ciidamada Dowladda ee ku sugan Mubarag iyo Aw-dheegle aysan ku filneyn daboolida Amaanka Degaanadaas,isagoo intaa raaciyay in Ciidamada AMISOM aysan Daacad ka aheyn Dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

GUdomiyaha Awdheegle Maxamed Yarow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

GUdomiyaha Awdheegle Maxamed Yarow mobil