Taliska Ciidamada itoobiyaanka ee ku jooga magaca Amisom Sagtarka Saddexaad ee Baay,Bakool iyo Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka saarayaan Meelaha ay kaga sugan yihiin seddexdaas gobol.
Taliyaha Ciidamada AMISOM ee qaabilsan Gobolada Baay,Bakool iyo Gedo oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay Shabaab ka Sifeenayaan Goobaha ay kaga sugan yihiin Goboladaasi.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Itoobiyaanka baydhaba ku sugan
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Itoobiyaanka baydhaba ku sugan mobil
Benta, Gorma ayey kasari donanan
ka saara mooriyaanta afka soo xiratey dhulka soomaliyeed ileen dadkii bey dhibeene ilaahow cid ka qabata u sahal shacabka soomaliyeed ee aan waxba galabsan..
Comments are closed.