Kacdoon aan loo kala harin ayaa waxa uu ka bilowday guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose degmooyinkiisa kala gedisan ka dib kolkii maleeshiyaadka beesha Hawiye looga caal waayay inay Dowladnimada qaataan.
Kacdoon ka bilowday G/SH/Hoose

Hala garab istaago kacdoonka gobolka shabeelaha hoose,ee xaq u dirirka,xuriyad doonka,gumeysi diidka”waari meysaan war ha idinka haro”guul kacdoonka.
Waxa rabtiin sheega dawlad waa tan hada taagan soo raac hadii kalena wabiga aa idin yaqaano
dad hurdada katoosey ilaaha ka dhigo
caalam oo dhan ayaa garab istaagayaa inta dulmiga diidan oo dhan baa garab istaagi doonta,xaaqa ayaa garab istaagayaa laakin waa in ayaga marka hore noqdan kuwo u istaaga in ay wax iska dhicyaan
dm first wabilahi towfiiq
Comments are closed.