Nicholas kay ayaa waxbixin dheer siiyey gudiga golaha amaanka ee midowga africa nicholas kay ayaa ka hadley xaalada guud ee uu ku sugan yahay dalkan iyo in uu meel weli dhinaca amaanka uusan sidaa usii fiicneyn.
hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Nichlas key cadaalad ma aha somaaliya wuu udiidey in ay marto wadada dimoqraadiyadda,sinaanta iyo cadaaladda,wuxuu ku sii shubey bansiin holacii jirey,somaali iska da kuwii isga soo dirsadey dan uma aha.
Comments are closed.