Waxaa dalka somaliya ka socda sida uu Amiin Camir afka ku dhuftey sheekooyinkii lagu yiqiiney wadamada africa iyo carabaha oo ahaa ninkii hadlaa wuxuu kasoo horjeedaa siyaasada ee hala xiro taasi oo caqabad ku noqon doonta demoqradiyada cusub oo ay rabaan in beesha caalamka ka hir geliyaan dalka somaliya.
waxas waa dhaqan doqanimo oo africaanku kugaamurtey
Comments are closed.