Aqriso Warqada Lagu Magacaabey Maamulka Degmada Marka Iyo Qabaailadooda

8
84

markaaMaamulka Shariif Xasan ayaa manta waxaa uu maamul cusub u magacaabey degmada maamulkaas oo sida ku xusan warqada ka kooban 7 xubnoo oo kala ah.

1: Gudoomiyaha ahna Duqa Magaaada Marka Xasan Cumar Macalin Biimaal.
2: Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Maxamuud Maxamed Axmed Biimaal.
3: Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Siyaasadda Xuseen Shekh Cabdi Rooti Biimaal.
4: Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Amniga Siidoow Xasan Arbow Beesha Jiido.
5: Gudoomiye Kuxeenka Maaliyadda Shekh Maxamed Shekh C/raxmaan Beesha 12-ka Koofi/ Gibil Cad.
6: Gudoomiye Kuxeenka Arimaha Qorsheynta Xuseen Maxamed Axmed Abgaal.
7: Xoghyaha Dowlada Hoose Mahad Maxamed Cali Shuuriye Habargidir.

decreeto

 

8 COMMENTS

  1. SHARIIF SAKIIN MARKAAN WAALI AYUU KU SOCDAA, WAR MAXAA KA QALDAN MIDAAN WAA WAALI, WAR AAWEY DADKA DEEGAANKA U DHASHEY OO XAQA ULAHAA IN LOO MAGACAABO? HURDADA HAKA TOOSAAN DADKA DEEGAANKA ISKA LEH CID IDINKA WAKIIL AH MA JIRAAN AMA IDIN HADLI DOONO WAAD ARAGTAAN IN HAWIYE GOBOLKA MAALIN CAD LA SIIYEY, MA AQAAN WAXAAD SUGEYSAAN…..! ANAGA HADAAN BIMAAL NAHAY WAXAAN KA XIGNAAA DHIMASHO IYO MAALKEENA IYO DHIIGEENA INAAN KU DAADINO WAA MIDAAN BALAN ALLE AAN KA GALNEY HABAR GIDIRNA ISMABA ARKI KARNO, MAAMUL AAN WADA QEYBSANO ISKABA DAAYEE, WALEE MIDA SOO SOCOTA AYAA KA DARAN, SHARIIFNA WAXAAN KA SUGNO AMA WAX UU INOO MAGACAABO WAQTI UMA HEYNO MAAMUL XALAAL AH AYAAN DHISAN DOONAA GOGOSHIISANA WAA MAGAALADA MARKA MA AQAAN SHEEKADAAN LAGU SOO DHOODHOOBO MAGAALADA AFGOOYE

  2. Digilow hurdada ka kac ee iska dhici dadka tani waa tijaabo hadii aad hurdada ka kici weysid wale dadkake oo hurdada ay ka haaday ayaa iman dona markasna waxad gaareysid ma leh war kaca o iska celiya oo fikirkina mujiya dhiidlaawayaal

  3. Fiqiga biimaal
    adeer been baa heysaa inta hada laku siiyay ayaa xaqdaro ah intaas gudoomiye ku xigeen in laku siiyo maba eheen marka ilaa madiina abgaalki degnaa ayaa hal kuxigeen lasiiyay

  4. kuma socdo waa sax waxa uu magacaabey oo dhan biimaal ayaa xaq u leh marka iyo reer xamarka hadaba labda lagu dareyna koley laanta buur ayey ka socdaan sidaasi ula socdaqaata warkaan maamulkaan hadii uu socdo la doonaayo waayo anag dhexda hana fadhiisinina al shabaab iyo axmed madoowe ayaa dagaal nagu ah marka dadkaada batso wax ka jabn malahan

  5. Maamulka marka laga dhisey waa gatdaro cad oo laga galey dadka deegaanka ah yaa arkey nin aan deegaanka u dhalanin oo laga dhigayo xohayaha hoose ee degmada xilkaas waxaa iska leh qof deegaanka u dhashey oo kala yaqaano dhulka iyo dadka arintaai sakjjn wuu ku qaldamey waxaan leeyahay reer Marko ha iska diidaan dhulboobka xaqdarada loo soo magacaabey,

  6. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Waa yaab aawey Darbane duube digil xubnihiisa oo miyuusan degaan ku lahayn degmada Marka,miyuusan lahayn Galweyn,Jeebey,CEEL AHMED IYO TUULOOYINKA KU WAREEGSAN,dadaalad daro heerkaan gaartey aan aragno halka ay cagaha dhigan doonto.

  7. CAAQIL NINKA WATOOW SXB WARKA ADIGA KUMA QUSEEYO MUDULOOD MEEL LOOGA HADLAAYO LA TAG RUWAAYADA AAD WADATO, CIDA WARKA UU QUSEEYO WAA REER SH/HOOSE, SHAQO YEELO NO MORE MASHQUUL REER MUDULOOD, MUDULKIINA HA GUBTEE

  8. Sakiin, Qaskii uu Baydhabo ka wadey ayuu Shabeelada Hoose la tagey, Reer Shabeelada Hoose idinkana wax ka dhadhamiya ninkaa dhibkiisa.

Comments are closed.