Dhegeyso:- Bananbax weyn oo Maanta Ka Dhacay Degmada Marka

11
137

marka5Bananbax aad u balaaran oo loogu soo horjeedo maamulka uu shariif xasan u sameeyey degmada marka ayaa maanta waxaa lagu qabtey degmada marka kaasoo ay kasoo qeyb galeen bulshada ku dhaqan magalada marka.

bananbax degmada marka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

bananbax degmada marka mobil1

marka3

marka5

marka4

marka2

marka

 

 

 

 

11 COMMENTS

  1. waxaan uhanbalyaynayaa beesha biimaal oo ka dhiidhiyay Dulmiga lagu Haayo inaysan ogalayn ayna uhureen dhiigooda Sidoo kale Beelaha Digil ee dagan Shabeelada Hoose waxaa laga doonayaa inay iska dhiciyaan dalaalka wayn iyo Xulafadiisa si loogaare sinaan iyo Cadaalad.

  2. meel kasta waxaan dhihi lahaa mar walba hala wado mudaaharaadka hal booli ah halaal ma dhasho sharfiifki asagaabi shari ku imaanin dadka oo dhan way ogyihiiin

  3. Saqiiradii gabdhaha iyo nimankii aalkulistayaasha ayey isku soo aruuriyeen ileen magalada marka miisha uku liita ayey ka degaan reerka kilinka shanad ka soo haajiray waa in la iska qabtaa dhulka digil iyo daame ayaa leh inta kale waa marti

  4. mudulood what is mudulood?
    dadkii wabiga looga talaabi jiray wabiga
    meesha yaan lagugu wasine iskaka carar naag yohow xumi ee futada madaw adoon xoola aad tahaye

    • Mudulood waa kuwii kugu soo dhaweyey
      dhulkaas, markii aad ka soo dagaagtay harar,jareerse adey kaa buuxaan madowna adaababa asal u ah,
      Inaadse caasisaa kulama yaabo saa waa garac maqaankiise, soo socda hadey dheesha bilaabanee mar hadaadba wacaneysiin mudulood, yaase idin yiraahda dhulkaas nabad ku jooga.

  5. caaqil mudulood

    sxb meesha kuma qaado dhulka waa dhul digil iyo biimaal, magac daamo la yiraaho meesha ma jiro ee waaga yuusan kugu baryin

    • Meesha wa deeqdaa dhulkana waa u asal oo ugaba soo horeeyey biyamaal waase hadii uu muduloodka u sheeganaayo yahay oo aanu ahayn hg is qariheyso

  6. Hambalyo haleeska dhiciyo Shariif sakiin iyo nawadoonada caada.qaatiyaasha ah waxaan idin leeyahay guuleesta

Comments are closed.