Daawo Beesha Hawiye oo La Sheegey Iney Rabto In Ay Sameysato 3 Maamul Goboleed

3
99

puntwo reer puntland maaul goboleedyada iyo inta maamul goboleed ay rabto in ay hesho beesha hawiye.

3 COMMENTS

  1. maxaa u diiday inay sameystaan waayo pubtland waxey ahend hal gobol oo lagu magacabi jiray bari waxeyna ka dhigtay 3 gobol marka maxaa u diiday inay hawiyaha samerystan ma waxaad uga soo horjeedan dowlad nima inay usoo istagan

  2. hadii hawiye dawlad noqdo ayaa ilaalinaya somaaliya hada somaaliya waxay ku jirtaa kaliya hawiye
    hadii ay maamul sameestaan waxaa dhici doonta in ay yidhaah daan waa ka goosanay somaaliya oo tuulooyin calan ka taagaan markaa mooryaanta uu hawiye yahay adaan ku taageer sanahay ee iska dayaa dawladanimada
    xooga dalka soomaaliyee ee ciidanka xaqa ah waa habar gidir
    inta kale waa dabo dhilif iyo tuug tuute sita

Comments are closed.