Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee qaarada north america oo si kulul uga u cambaareeyey falkii arxandarada ahaa ee lagu diley taliyihii ciidanka nabadsugida ee degmada afgooye Liibaan Abikar Yusuf oo ay maleeshiyo kooxeed ka tirsan ciidanka dowlada ku dileen deegaanka mareereey ee degmada afgooye.
Falkan dilka ah ayaa waxaa ay sheegeen in ay wax badan ka aogeyd xukuumada dowlada federalka maadaama aysan warbnaahinteeda aysan kaga hadlin falka dilka ee loo geystey Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Degmada Afgooye.
Jaaliyada koonfur galbeed ee ku nol qaarada north america waxaa ay xukuumada dowlada federalka iyo maamulka gobolka shabeelaha hoose iyo midika degmadaba ay ugu baaqeen in si degdeg ah loo soo qabto burcadii geysatey dilka.
Sidoo kale waxaa cambaareyey falkaas jaaliyada koonfur galbeed ee dalka ingiriiska oo ayagana sheegey in falkaasi uu ahaa fal aan loo adkeysan karinloona baahan yahay in xukuumada iyo maamulka gobolkaba ay si dhaqso leh usoo qabtaan cidii ka dambeysey dilkaasi.
Si kastaba arintu ha ahaatee ma aha markii ugu horeysey oo ay ciidamada mooriyaanta ee loogu labisey dareyska dowlada ay dadka si arxan daro ah ugu dilaan gobolka shabeelaha hoose aygoon weli aysan kala kulmin wax iska caabin ah marka laga reebo beesha biyamaal oo baryahan meel iska saartey qaar ka tirsan moriyaanta.
waxaan dhihi lahaa Jaaliyadaha yaysan canbaarayn kujirin mar walba waxaan ficil ayay ubaahanyihiin ee hub iyo rasaas hasiiyaan dhalinyarada haiska celiyaan kuwa tuutaha loogu soo labisay hadii kale calaacal lee kujiraysaan mar walba.
Digil haldoorshey dile adiga dagaal marabtid bal waxaad hor istaagtey oo diidey in aad caawisaan oo garab istaagtaan halyey kornayl Ali shiikh,halyey Sheekh Abokar iyo kii danbeeyey ee hormuudka ka ahaa General Salah,waxaa shabaab ku tilmaan teen oo cadow u gacan geliseen 11 halyey oo haq u dirir ah hoy uga dhigteen godka jilicow kana soo jeedaan Degmada Qoryooley gaar ahaan Buloshiikh,Haduuman,waxaan aminsanahay in ay xaqa tegi doonto goor aan fogeyn.waad u jeedaan kama hadashaan wasiiradiina iyo salaadhiintiina in ay leeyihiin dhalinyarada hubka hadhigto Adoonsi ayaan rabnaa.
adoonsi goormaad ka baxaysaan hada ayuu idiin bilaabmay in la idin adoonsado
iyo in la idinka raro dhulka oo bada la idinku guro
waxaa balan ah in maamulada laga dhiso somaaliyo ay idin ku xisaabtamayaan beeraha xoolaha iyo idinka oo ku fiican in la idin adoonsado kaliya
jaariyadaha dibada jooga waxaan u sheegayaa
in waxaa lagu dhoofaa ama la dhoofiyaa sida liinta muuska canbaha iwm ay yihiin xoogiinii oo la adoon saday dhalin yartiinii
imikana waxaa la soo wadaa ganacsato caraba oo idinka xamaalata cabdi cabdi cabdi carab ayaa noqonaysaan
dagaalka maxaa idiin diidan?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????
Comments are closed.