Kol dhow ayey aheyd kolkii Ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada ay si bareer ah xabadi ugu fureen taliyihii hore ee degmada afgooye alah u naxariistee Liibaan Abikar taasoo ilaa iyo maanta aysan jirin cid ka hadashey.
wararka inaga soo gaaraya degmada afgooye ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka degmada iyo waxgaradkooda aysan weli ka hadlin dilka loo geystey taliyaha ayagoo la sheegey in aysan rabinba in ay ka hadlaan dhibtaa dhacdey.
waxaa kaloo ayagana arintaa weli ka hadli maamulka gobolka shabeelaha hoose anagoo isku deyney in aan la xirirno gudoomiyaha gobolka c/qadir siidi balse aysan weli inoo suura gelin hadii ay inoo suura gashana aan wereysigiisa idin soo gudbin doono.
Dilka loo geystey taliyaha ayaa waxaa sidoo kale ka aamusey oo wax kama jiraan kasoo qaatey dhamaan xukuumada dowlada federalka, Taliyaha Nabadsuygida dowlada federalka iyo dhamaan warbaahinta beelaha gumomaadka ku haya Gobolka shabeelaha hoose oo ay ugu horeyso warbaahinta qaranka oo dhamaantoodba diidey iney ay ka hadlaan falkaas waxashnimada ay geysteen ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ee aan kasoo jeedin deegaanka.
Walaahi waa yaab Odayaashaan reer Afgoye way cabsanayaan laakiin cabsi iyo Dulinimo kee daran kuli ayaad ka aamusteen waa laidin dulaysanayaa mardanbana waxaad arki doontaan adoomaysi banaan oo dib idinkugu soo noqda hadaadan hadli hada.
Odayasha waxa ka maqan iney cidan isku dubaridan o cidankas hubka iyaga laftoda ay kenan si ay isku difacan digil waxa logu shekeya dowlad aya dhalatey o ay ku sexdan moriyanta mesha jogta marka kadibna guryahoda aya logu gala o nagahoda lagu faraxumeeyaa xolahodana lagu dhaca hadaba intaad rer afgoye silic ku nolan lahayden dhinta tarikhda aya idin xusi donto waxa tihin shahiid ku dhintey gurigisa isaga o is difacaya kaca o iska dhiciya doofaarts doofaarta dhashay
Inta bugto allaha caafiyo afgooyana ka dhigina meel digil kaliya degan waligeedna afgooye wacdaan ayaa ldhihi jiray waana in si nabada loogu wada nolado dhibka iyo warxumadana ladaayo
“Amusnaanta caadadey waaye leygu caayimaayo”tolow malarumeysan karaa in ay isu bedesho aamusnaanta gacan ka hadal?!waa yaab iyo amakaak
Caaqil Mudulood deegaan deganasho yaaba ka Hadley mise topic kalaa kaa dhex guuxaya hadad tahay dadka degan xataa kuwa laga hadlaayo aa ka mid ahay qof kuu diidey maleh degitaanka ee waxaa laga hadlayaa dhibaatada deegaanka ka taagan iyo odayaasha iyo wax garadka sidey uga aamusan yihiin ma ogi hadii wacdaan ay raali ka yihiin in abgaal uu dadka ku dilo deegaanka isla markaana aan laga hadlin
Abgaal sharciga kama weyna hadii ay wax dilaaan sharcigaa qabanaya, maalin walba waa aragnaa askar loo dilaayo dad ay dileen,
laakiin waxaa is weydiis leh yey yihiin odayaasha afgooye ma digil kaliyaa?
aawayse wacdaankii, wadalaankii, silciskii,murusadihii, shiikhashii, hintiradii,maad xaqiina ka hadashiin.
INAALILAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN.
#MAXAA LOO DILAY HALYEEY LIIBAAN.
__________________________________________.
ugu horeyn waxan halkan tacsiyad ugu diraya dhamaan dowlada federalka soomaliya shacabka soomaaliyeed gaar ahaan digil iyo mirifle iyo maamulkooda koofur galbeed soomaaliya. si gaar ah waxan tacsi ugu dirayaa boqortooyada beesha GALADI, geeridii ku timid marxuum halyey geesi naftiisa u huray dadka iyo dalka inuu samata bixiyo, mr, LIIBAAN ABIKAR YUYU. naxariisti jano allah ka warabiyo aamiin aamiin,
hadii an tacsiyada halkas ugu gudbo waxan canbareynayaa falkii lagu dilay taliyaha nabad sugida degmada afg, sidoo kale waxan canbareynayaa dhamaan madaxda ugu sareysa dowlada federalka iyo dowlad goboleedka koofur galbeed, wasaaradaha gaashandhiga taliyaha nabad sugida qaranka somaliyed taliyaha booliska soomaliyed.wasiirada xildhibanada iyo siyaasiyiinta kaso jeeda digil iyo mirifle gaar ahaan kuwa kursiga magaca afg ugu fadhiya, iyo maamulka cusub ee degmada afg, iyo SULDANKA GALADI, maadaama aysan ka hadlin ilaa hada falkii wuxushnimada ahaa ee lagu qaarjiyay taliyaha nabadsugida deg afg, mudane liibaan, waxa is weydiin mudan sababta ay ugu hadli la,yihiin falkan ayna gacanta ugu so dhigi wayen gacan ku dhiiglihi falka geystay, liibaan ma aha dad laawe maanta dadkii laga raway inay falkas ka hadlan aya kuli madaxa wada raariciyay oo qof walbo danahisa gaarka ah ugu mashqulsanyahay, tasina maha wax loo dulqadan karo, in qofki la dilo laga aamuso hadaa idaacadaha iyo tvyada laga hadli wayo oo laga canbareyn wayo falka noocaas ah, maanta qofka dhintay haduu ahan laha qof kaso jeeda beel kale oo hubeysan falka dilka ahna ay gesan lahayen dad kaso jeeda afg, ama galadi shekada sidan way kasi wenan lehed magaaladana xiisad cusub aya laga dareemi lahaa ileen iyaga kooda tuuga ah dhiigiisa ma dhumo iskaba daa shariifkoda iyo shekhoda, anaga maxcaa noo diiday ianan ka dhiidhino falkan mise looma ooyaan looma aaraan ayan nahay,
marka laga reebo dhalinyaro dhiig leh fbooka dhaxdiisa ka qelqelisa maxaa loo waayay mas,uuliyiin ka hadasha falka liiban lagu qarajiyay,
BAAQ:
waxan halkan baaq ugu dirayaa inta damiirka iyo dhiiga leh dadnimane ay ku jirto gaar ahaan dadka ku sugan gudaha deg, afgoye inay ka banaan baxan arintan idaacadahana ay ka hadlaan iyago canbareynayo dalbanayana in gacanta lguso dhigo gacan ku dhiiglaha.
dadka qurba joogta ahna waxan ka codsanaya inay gacan ka geystaan oo ay dhaqaalo ku cawiyan familka iyo caruurta uu liiban ka geriyoday ayna ka faala qaadan noloshooda maadaama ay wiilkooda/waalidkooda/walaalkoda liiban ay ku wayen asigoo dadkisa u shaqeynaya dhiigiisana u huray dadka iyo deegaanka sidii uu ugu sifeyn lahaa wax walbo carqalad ku ah amaanka degmada afgooye,
ugu danbeyn ilaa iyo hada ma jiraa qof is weydiiyay
MAXAA LOO DILAY MARXUUM HALYEEY GEESI
LIIBAAN ABIIKAR YUUYUU.????????????????
inaa luilaahi wa inaa ileeyhi raa jicuun magacayga wa ayuusuf ibraahim ali oo ka soo jeda degmada afgoi marka hore waxaan tacsi tiraanya leh aniga nafteeyda si weyn ii sahmisay waxaanleeyahay walakeeyga qaaliga ah marna sxb keey liibaan ilaahay janadii haka waraabiyo tan xikta oday maahan kali arinta waxaa iska leh dhalinyaro waxaan qabaa libaan arintiisa in aan laga harin dhiik kale ha u daado liibaan waxaa loo dilay karti ii wadadii geledi ka maqneeyd ayuuuw u iftiiminaayey magaca geledi ayaa loo dilay liibaan shaqsiyad loma dilin lakiin fadhiga halaga kaco oday ii dhalinyaro manta kan la dilay wa akeeyna kan la dili doonoana waa keeyna marka maxaa nala gudboon kan dilka sugaaya ii kan la dilaayo hadaan anaga leey nahay that is question
inaa lil laah wa inaa ileyhi raa jicun waxaan aat anan ka xunyaa dilkii loo geystay walaal keey liibaan ilaah haka waraa biyo janatul fir dowsa hadaan nahay reer afgoi waan ogaa naa in aan la dilin liibaan ka ligiis balse la dilay dhamaan inta dagan degmada hadiin aanu nahay dhalan yarada beesha kama hareeyno dilkaas in shaa alaah maamul dowlada federalka iyo tan gobolka ba ilaa iyo hada kama hadlin dilka la noo geestay taliyaheeyna waxaan aat uga xumahay maamulka dagmad oo nogdeen maqaar saar aanan ka hadlin karin dhibaa tada la noo geeysanaayo waa arin la yaab leh inshaa alaah dil sugi meeyno waan is xureyn doonaa marna lagama yaabo inaa marka le lana gu meeysto dhalan yaroow aan kacno oday waxba noogama soo magna intii aan oday sugeeyno waxaan nahay sidii naagaha oo kale dhalan yaroo aan wax qab sano xilkaas angaa is ka leh aan dhacsano kuleey dhimasho weey na sugeey watna weeynaan watna weynaan walaal kiisa ka roo roow watna weeynaa
Comments are closed.