Daawo Muslimiin ku Sooman Meel Aan Qoraduba Dheceyniin

0
71

soonMuslimiinta ku dhaqan qaarada Lama degaanka u badan ee (Arctic), oo bisha barakaysan ee Ramadan ku soo beegantay xiliga xagaaga ee aanay qoraxdu ka dhicin degaankaas, ayaa ku soomaya jawi habeen iyo dharaar qoraxdu dul taagan tahay.

Sida laanta afka carabiga ee telefishanka Russian Today, ku waramay magaalada Norilsk, oo ka mid ah federalka Ruushku, ayaa soonka xira iyadoo qoraxdu soo jeedo, waxaanay afuraan cadceeda oo u muuqata, sidaa si la mid ah ayaanay suxuurtu ugu soo gashaa.